Xasan Sheekh Maxamuud oo Walaaca ay qabaan Musharaxiinta u gudbiyay Laftagreen (Sawirro)

Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan gaar ah ku qaatay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud . Kulankan oo ka dhacay hoyga uu magaalada Muqdisho ku leeyahay Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaan arimaha doorashooyinka la filayo in ay dalka ka … Continue reading Xasan Sheekh Maxamuud oo Walaaca ay qabaan Musharaxiinta u gudbiyay Laftagreen (Sawirro)